Daawo: Wafti Ka Socda Urur Goboleedka IGAD Oo Ka Qayb-qaadanaya Doorashooyinka Somaliland Oo Dalka Yimi

Hargeysa (Berbera news)  Wafti ka socda Urur Goboleeddka IGAD ayaa maanta soo gaadhay Magaaladda Hargeysa, kuwaas oo Somaliland kala qayb-qaadan  doona Doorashooyinka lagu wado in ay Dalka ka qabsoomaan Sanadkan soo-socdda, waxaana  Waftigan Hoggaaminayay Wakiilka IGAD u qaabilsan arrimaha Somaliland iyo Somaliya Maxamed Cabdi Afey.
 
 
 
 
Halkan Ka Daawo.

 
 
 Berbera news/Hargeysa