Daawo: Sadexdda Xisbi Iyo Guddida Doorashooyinka Oo Isla-qaatay Qabashadda Diwaangelinta Cod-bixiyayaasha

Hargeysa (Berbera news) Kulan ay maanta wadda-yeesheen Xisbiyadda Siyaasada  Somaliland iyo Guddiga Doorashooyinka oo Warbahintu dibadda ka joogtay, waxa lagu sheegay In Lagu Guulaystay Diwaangelinta Cobixiyayaasha oo Doorashooyinka Somaliland oo bishii lixaad ee Sanadkan loo qabtay Hab Tijaabo ah.
 
 
 
 
Halkan ka daawo.

 
 
Berbera news/Hargeysa.