Daawo: Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Furay Kulan Lagaga Hadlayay Tayaynta Xawaladdaha Iyo Sidii Shuruuc Loogu Samayn-lahaa

Hargeysa (Berbera news) Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa Maanta magaaladda Hargeysa ka furay kulan lagaga hadlay sidii xawaaladdaha ka shaqeeya  Somaliland loogu samayn-lahaa Shuruuc ay ku shaqeeyaan loogu samayn.
 
 
 
Halkan ka daawo.

 
 
Berbera news/Hargeysa.