DAAWO: “Taladdu Ku Urursi-mayso Dayarka Madaxtooyadda,  Meel Aan Xistaabtan Jirin…..” Musharax Madaxweyne Ku Xigeenka UCID

Hargeysa (Berbera news) Musharaxa Madaxweyne ku xigeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Dr. Cabdirashiid Xasan Mataan oo Magaaladda Hargeysa waraysi ku siiyay  Telefishanka KALSAN, waxa uu ku sheegay in haddii Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID uu ku guulaysto hoggaaminta  Somaliland uu horumar gaadhsiin-doono Bulshadda, waxaanu  xusay in taladda Somaliland aanay ku koobnaan-doonin Xayndaabka Madaxtooyadda, balse fidinta Maamulka ay wadda gaadhsiin-doonaan dhamaan deegaanadda Somaliland.
 
 
Halkan ka Daawo.

 
 
Berbera news/Hargeysa.