Roob Baraf Iyo Dhagaxaan Ah Wata Oo Ka Da’ay Gabiley + Sawirro

Gabiley  (Berbera news)  Waxa Galabta Magaaladda Gabiley  ka da’ay Roob wata Baraf iyo dhagaxaan, kaas oo dhagaxaaintiisa lagu arkay Waddooyinka Magaaladda Gabiley.
 
 
Roobkan Barafka watay ayaa waxa uu dayaya muddo ku siman 30 Daqiiqo, iyadda oo aan la sheegay waxa khasaare ah oo ka dhashay Roobkan Barafka watay ee ka da’ay Magaaladda Gabiley.
 
 
Roobkan barafta watay ee ka da’ay Magaaladda Gabiley ayaa  in muddo ah aan ka da’in Magaaladda Gabiley, isaga oo baraf wata.
 
 





 
Berbera news/Gabiley