Daawo: Madaxweyne Siilaanyo Iyo Muuse Biixi Oo Sheegay In Xal Laga Gaadhay Khilaaf Hore U Dhex-maray

Hargeysa (Berbera news) Shirkii Golaha wasiiradda Somaliland ee Khamiista Maanta ah ayaa Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Gudoomiyaha Kulmiye Muuse Biixi Cabdi kaga dhawaaqeen in xal kama dambeys ah laga gaadhay Khilaafkii Xisbiga Kulmiye ee mudada jiitamayay. Gudoomiyaha kulmiye oo shirka wasiirada ka soo qayb galay ayaa sheegay in Loolankii Xisbigu dhamaaday.
 
 
 
Halkan ka daawo.

 
 
 
Berbera news/Hargeysa