Daawo: Taliyaha Booliska Boorama Oo Ka Waramay Nin Xidhan Jilbaab Oo Boolisku Ay Qabteen

Boorama (Berbera news)  Taliyaha Ciiddanka Booliska Gobolka Awdal Cabdi Barkhad Khayre (Araweelo) ayaa ka waramay Nin ku labisan Jilbaabka Dumarka oo ay Maanta qabteen Ciidamadda Booliska Magaaladda Boorama.
 
 
Halkan ka daawo

 
 
Berbera news/Boorama.