Hambalyo Meher Wacan: C/raxmaan Cabdi Xasan iyo Umal-khayr Aadan Xaaji-diiriye

 

Suldaan Maxamuud Axmed Sheekh
Suldaan Maxamed Maxamuud Xandulle
Suldaan Cismaan Suldaan Cali Kooshin
Suldaan Cabdikariin Maxamed Fariid

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble
Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile
Xildhibaan Naasir Xaaji-Cali shirre
Xildhibaan Aadan Xaaji-diiriye Dirir

Waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Meherka Cabdiraxmaan Cabdi Xasan iyo Umal-khayr Aadan Xaaji-diiriye
oo meherkoodu ka dhacay Summer Time Hotel Hargeysa, 07, 08, 2014.

Agaasimihii hore ee Wasaaradda Kalluumasiga Cabdiraxmaan Cawil Xasan
Tifatiraha shebekadda Berberanews.com Maxamed Siciid C/laahi (Xarrago)
Maxamed-deeq Cumar Ciise iyo Cali Jaamac Maxamed

waxay hambalyo u dirayaan Meherka C/raxmaan Cabdi Xasan iyo Umal-khayr Aadan Xaaji-diiriye
07, 08, 2014 Summer Time Hargeysa Hotel