Wasiir Xirsi Oo Loo Soo Dhaweeyay Hab Maamuus La Mid Ka Madaxweynayaasha

Hargeysa (Berbera news) Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan oo lagu tiriyo Wasiirka ugu awoodda badan Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo, isla-markaana saamayn ku leha hoggaaminta taladda Somaliland ayaa maanta mar uu ka soo laabatay safar cimro ah oo uu ugu maqanaa dalka Sucuudiga, waxa madaarka Cigaal ee Magaaladda Hargeysa ku soo dhaweeyay xubno Wasiiro ah, Masuuliyiin Xukuumada ka tirsan, Shakhsiyad kale oo xaga fikirka Siyaasadeed ay ka midaysan-yihiin, kaas oo lagu soo dhaweeyay hab-maamuus la mid ah ka Madaxweyne Siilaanyo lagu soo dhaweeyo xiliyada oo safarka kaga soo laabto Dalka dibadii-sa.
https://i0.wp.com/waaheen.com/wp-content/uploads/2014/08/xirsi.jpg?w=696
https://i0.wp.com/waaheen.com/wp-content/uploads/2014/08/xir2.jpg?w=696
https://i0.wp.com/waaheen.com/wp-content/uploads/2014/08/xir4.jpg?w=696
 
 
 
 
 
 
Halkan ka daawo.

 
Berbera news/Hargeysa.