“Looma Baahna Kordhis-dambe, Waxa La Dhisayaa Dawlad Ku Meel-gaadh Ah Oo Xalaal Ah Oo Dalka Doorasho Gaadhiisa” Eng Maxamed Xaashi

(Berbera news) Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland Eng. Maxamed Xaashi Cilmi ayaa sheegay in aanay hadda loo baah-nayn muddo kordhin ay Golaha Guurtiddu u samayso Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo
 
 
 
 
 
Halkan ka Daawo.

 
 
 
 
Berbera news/Hargeysa