“Wixii Shalay KULMIYE Diidday Ee Uu Odhan-jiray Kordhisku Waa Xaaraan, Dagaal Baanu Ka Xignaa…” Cabdiraxmaan Cabdiqaadir

Hargeysa (Berbera news) Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Xisbiga taladda haya ee KULMIYE Cabdraxmaan Cabdiqaadir Faarax ayaa iftiimiyay xiliyaddii uu ka mid ahaa Mucaaridkii Xisbiga KULMIYE waxyaabihii ay ku dhaliili-jireen Xukuumaddii Daahir Rayaale Kaahin.
 
 
 
Halkan ka Daawo.

 
 
 
 
Berbera news/Hargeysa.