Daawo:  Guddoomiye Ku Xigeenka 1-aad Ee Golaha Wakiiladda Oo Ka Hadlay Go’aanka Xaabse Ku Tagay Puntland

Hargeysa (Berbera news) Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Wakiiladda Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa ka hadlay go’aanka uu Wasiirkii hore ee hawlaha guud ee Somaliland Axmed Cabdi Xaabsade, waxaanu sheegay in aanay Somaliland waxba u noqonayn go’aankaasi uu Xaabsade ku tagay Puntland.
 
 
 
Halkan ka daawo.

 
 
 
 
Berbera news/Hargeysa.