Daawo: Siyaasi Hore U Qiray Inay Ku Talaabsadeen Cadaalad-daro  Doorashaddii Golaha Deegaanka Ee Sanadkii 2002 Oo Xukuumadda Difaacay

Hargeysa (Berbera news)  Cabdilaahi Xaaji Cabdu Cumar (Jawaan) oo hore u soo qabtay  Xilka Guddoomiye ku xigeenka Guddida Doorashooyinka sanadkii 2002 ilaa 2003  oo hore u qirtay inay sameeyeen eex iyo cadaalada-daro oo ay Ururkii SAHAN oo xiligaasi u tartamayay Doorashaddii Goleyaasha Degaanka Sanadkii 2002 la sheegay inay ku hadheen tartankaasi ayaa muddo ka dib waxa uu sheegay inay eex sameeyeen, isla-markaana Xisbiga UCID ay soo-saareen, waxaanu sidoo kale sheegay inay xal sidaasi u arkeen.
 
 
 
 
Halkan ka daawo.

 
 
 
 
Berbera news/Hargeysa