Daawo: Xisbiga WADDANI Oo Xukuumadda Ku Eedeeyay Inay Dabada Ka Riixayso Qabsoomidda Shirka Kooxdda Khatumo

Hargeysa (Berbera news) Masuuliyiintan ka tirsan Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANi oo kala ah Xoghayaha guud Maxamed Cabdilaahi Uur-cadde iyo Cabdirashiid Maxamuud Cali oo ah Xoghayah Qorhaynta ee Xisbiga WADDANI waxay Xukuumadda Somaliland ku dhaliileen inay ka gaabisay wax ka qabasahdda Tabashooyika Siyaasiyiinta ka soo jeeda Gobolka Sool, iyaga oo tusaale u soo qaatay Go’aankii uu Siyaasiga Axmed Cabdi Xaabsadee uu ku tagay Magaaladda Garoowe ee Xarunta Maamul Goboleedka Puntland.
Halkan ka daawo.

 
Berbera news/Hargeysa