Guddida Qaban-qaabadda Shirweynaha 5-aad Ee Ururka SOLJA Oo La Shaaciyay

Hargeysa (Berbera news) Liiska Guddida Qaban-qaabadda Shiweynaha shanaad ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland aya lagu dhawaaqay, kaas oo u dhignaa sidan:-
 
1 Axmed Xuseen Warsame
 
2 Cabdifataax Caydiid
 
3 Najax Adan Cunaaye
 
4 Maxamed Yusuf Ilkacase
 
5 Maxamuud Cabdi Jaamac
 
6 Yaxye Sheekh Ismaacil
 
7 Salma Cabdiraxmaan.
 
 
Berbera news/Hargeysa.