Daawo “Xukuumaduhu Waxay Sharaf Ku Yeeshaan, Marka Ay Qiimeeyaan Qoraaladdii Xumaddaha Ka Horeeyay Ay Sameeyaan”

Hargeysa (Berbera news) Suldaanka guud ee Beelaha Arab ayaa Xukuumadda Somaliland ugu baaqay inay ka noqoto Go’aamo ay Todobaadkan ka soo-saareen Guddi Wasiiro ahi Shaqaaqo ka taagan muran dhuleed oo ka taagan Deegaanka Bali Diiriye oo ka tirsan Gobolka Togdheer.
Halkan ka Daawo.

Berbera news/Hargeysa