Daawo: Somaliland Oo Lagaga Dhawaaqay Ururka Dhaqaala-yahanka  

 Hargeysa (Berbera news) Waxa maanta Magaaladda Hargeysa lagaga dhawaaqay Ururka Dhaqaala-yahanka, isla-markaana uu Guddoomiye u yahay Wasiirka Qorshaynta Qaranka Somaliland  Dr Sacad Cali Shirre.
 
 
 
 
Halkan ka daawo.

 
 
Berbera news/Hargeysa.