Madaxweyne Siilaanyo Iyo Danjie Kay Oo Kulan Yeeshay Iyo Wax-yaabihii Laga Wadda-hadlay

Hargesa (Berbera news) Kulan ay maanta ku Yeesheen Xarunta Madaxtooyadda  Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo Iyo Wakiilka  Xoghayaha guud ee Qaramadda Midoobay u qaabilsan Somaliya Nikolas Kay ayaa lagu sheegay in lagagaga  hadlay arrimo ay ka mid yihiin asaaska Khatumo iyo wadda-hadaladda u dhexeeya Somaliland iyo Somaliya.
 
 
 

Wasiirka Arrimaha  Dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa sharaxay waxyaabaha ay Xukuumadd ahaan ka wada-hadlen Mr Kay, isaga oo xusay inay kala hadleen asaaska Kooxda Khaatumo oo uu Sheegay inay xasilooni-daro ka waddaan deegaanadda Bariga Somaliland.
 

 
 
 
 
Halkan ka daawo.

 
 
 
Berbera news/Hargeysa.