Daawo: “Maayarka Hargeysa Ayaa Naga Qaadday Dhulkayagii” Dad Cabasho Ka Tirsanaya Dawladda Hoose

 Hargeysa (Berbera news)  Dad shacab  oo ku dhaqan Magaaladda Hargeysa ayaa sheegay in Dawladda Hoose ee Magaaladda Hargeysa ay ka tirsanayaan cabasho la xidhiidha Dhul ay sheegeen in laga qaaday.
 
 
 

 
 
 
 
Berbera news/Hargeysa