Daawo: Xildhibaanaddii Mooshinka Ku Wadday Maayarka Gabiley Oo Kala Jabay

Hargeysa (Berbera news) Mudanayaashii Golaha deegaanka ee Mooshinka ku wadday Maayarka degmadda Gabiley Shucayb Maxamed Muuse ayaa kala jarabay, waxaana qayb ka mid ahi ay maanta Shir Jaraa’id ku qabteen Hargeysa , iyaga oo sheegay inay la safan-yihiin Maayarka Gabiley.
 
 
 
 
Halkan ka daawo.

 
 
 
 
Berbera news/Hargeysa