“Waxaanu Leenahay Gurtidda Intii La Idin Ixtiraamayay Waa La Idin Ixtiraamay, Muddo Kordhin Waanu Ka Digaynaa” Xasan Guure

 Hargeysa (Berbera news) Guddomiyaha maddasha-waddatashiga iyo toosinta Somaliland  ayaa Mudanayaasha Golaha Guurtidda uga digay inay muddo kordhin u sameeyaan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo.
 
 
 
 
Halkan ka daawo.

 
 
Berbera news/Hargeysa