Culimaddii Jabuuti Ku Xidhnayn Oo Xabsiga Laga Sii Daayay Maanta + Sawirro

Jabuuti (Berbera news)  Xabsiga dhexe ee Djibouti ayaa maanta laga sii daayay saddex ka mid ah culimada reer Djibouti oo hore u taageeray mucaaradka.
 1.
 
Saddexdan Sheekh ayaa soo dhamaystay mudadii xabsigooda oo ahayd 18 bilood.
 
8.
Culimadan saddexda ah ayaa lagu kala magacaaba Sheekh Cabdiaxmaan Bashiir, Sh. Giirre Maydal iyo Sheekh Cabdiaxmaan Barkhad Good
 7.
 
Sheekh Giire Maydal Geelle oo u waramay VOA ayaa sheegay inuu soo dhawaynayo sii dayntooda isaga oo xusay in aanu jirin dambi ay galeen balse uu arko in xadhigoodu ahaa mid siyaasadda la xidhiidha maadaama oo ay taageereen dalladda mucaaradka ee USN.
 
8.
 4.
 
 
 
Berbera news/Hargeysa