Daawo: Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Oo Hargeysa Ka Furay Xarun Cusub Hiddaha Iyo Dhaqanka Oo Lagu Magacaabo Hido-dhawr

Hargeysa (Berbera news) Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda iyo Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta Magaaladda Hargeysa ka furay Xarun cusub oo lagu magacaabo Hido-dhawr, taas oo lage helin-doono Cuntooyinka Waddaniga iyo Agabka kale ee dhaqanka Somaalidda.
Halkan ka daawo.

Berbera news/Hargeysa