Ciidadama Somaliland oo la wareegay Gacan ku haynta Saax dheer.

Hargeysa (Berbera news) Ciidadmaa Qaranka Somaliland ayaa Saaka Waabarigii Weerar ku qaaday Magaagada Saax dheer  oo Maleeshiyada khaatumo ay qorshaynayeen in lagu caleemo saaro  Cali Khaliif Galaydh.
 
 
 
Khasaarada ka dhashay Weerar ay saaka  Ciidamada Qaranku ku qabsadeen ayaan ilaan ilaa hada la soo sheegin maadaama oo uu Dagaalku goor dhawayd Bilaabmay, hase yeeshee Wufuudii ka qayb galaysay Caleemo saarka Cali Khaliif iyo Maleeshadii Khaatumo Cagaha wax ka dayey kana Baxsaday Deegaanka Saax dheer halkaasi oo aan ila hada layn meel ay Jaan iyo Cidhib dhigeen.
 
 
 
 
 
 
 
Berbera news/Hargeysa