Daawo: Guddoomiyaha Xisbiga  UCID Oo Soo Dhaweeyay Go’aanka Lagu Kala-diray Guddida Doorashooyinka

Hargeysa  (Berbera news)  Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID waxa uu soo dhaweeyay go’aankii uu Madaxweyne Siilaanyo ku-kala diray Guddida Doorashooyinka Somaliland oo muddo xileedkooddu  dhamaaday.
 
 
 
 
Halkan ka daawo.

 
 
Berbera news/Hargeysa