Daawo:  Guddoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Sidda Ay Xisbia Ahaan U Arkaan Go’aanka Oo Lagu Kala-diray Guddida Doorashooyinka

Hargeysa (Berbera news)  Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda iyo Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed  Cabdilaahi (Cirro) ayaa ka hadlay sidda ay xisbi ahaan u arkaan go’aan la sheegay inuu Madaxweyne Siilaanyo ku kala diray Guddida Doorashooyinka.
 
 
 
 
Halkan ka daawo.

 
 
 
Berbera news/Hargeysa