Daawo: Wafti Wasiiro Ah  Oo Ka Tirsan Xukuumadda Oo Gaadhay Addis-Ababa

Hargeysa (Berbera news) Wafti Wasiiro ah oo ay ka mid yihiin Wasiiradda Arrimaha dibadda iyo Guddaha Maxamed Biixi Yoonis iyo Cali Maxame  Waran-cadde ayaa gaadhay magaaladda Addis-Ababa ee Xarunta Dalka Itoobiya, halkaas oo ay kulamo kula yeelan-doonaan Masuuliyiin ka tirsan Dalka Itoobiya.
 
 
 
 
Halkan ka daawo.

 
 
 
 
 
Berbera news/Hargeysa