Daawo: Daawo Bulshadda Oo Cabasho Ka Muujisay Shidaal La’aanta Dalka Ka Taagan Iyo Wasaaradda Ganacsiga Oo Ka Gaabsatay Inay Ka Hadasho

Hargeysa (Berbera news)  Bulshadda ku dhaqan Caasimadda Hargeysa ayaa ka cabasho ka muujisay  Shidaal la’aanta Somaliland ka taagan iyo Qiimihisa kor u kacay.  Wasiirka Ganacsiga Somaliland Muuse Qaasim Cumar ayaa ka gaabsadday inay Wasaaradda ahaan ka hadlaan.
 
 
 
 
Halkan ka daawo.

 
 
 
Berbera news/Hargeysa