Daawo: Wasiirka Arrimaha Guddaha Oo Shaaciyay Xiliga Dalka Laga Bilaabayo Diwaangelinta Muwaadiniinta

Hargeysa (Berbera news) Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde ayaa maanta shaaciyay in qalabkii Diwaangelinta Muwaadiniinta dalka la keenay.
 
Halkan ka daawo.

 
 
 
Berbera news/Hargeysa