Daawo: Wasiirka Xanaanadda Xoolaha Oo Ka Warbixiyay Kulan Uu La Qaatay Guddida Daryeelka Ee Golaha Wakiiladda

Hargeysa (Berbera news) Wasiirka Xanaanadda Xoolaha Somaliland Dr. Cabdi Aw Daahir Cali ayaa warbixin saxaafadda ka siiyay kulan uu maanta la qaatay Guddida Daryeelka Hantidda qaranka ee Golaha Wakiiladda Somaliland.
 
 
 
 
 
Halkan ka daawo.

 
 
 
Berbera news/Hargeysa