Daawo: Guddoomiyaha Guddida Arrimaha Bulshada Golaha Wakiiladda Oo Sheegay In Wasiir Cukuse Ay Su’aalo Ka Weydiiyeen Idaacada Baadi-goob

Hargeysa (Berbera news) Guddoomiyaha Guddida Arrimaha Bulshadda Golaha Wakiiladda Somaliland Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo hadal kooban Warbaahinta siiyay  ayaa sheegay in Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ay wax ka weydiiyeen Idaacadda FM-ta ah ee Baadigoob ee Todobaadyaddii u dambeeyay laga dhagaysanayay Magaaladda Hargeysa, taas oo baahinaysa warar ka dhan ah Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo.
 
 
 
 
 
Halkan ka daawo.

 
 
 
 
 
Berbera news/Hargeysa