Daawo: Dadweyne Cabasho Ka Muujiyay Xayndaab Ay Wasaaradda Duulistu Ku Xidhay Waddo Ay U Mari-jireen Adeeg-yadda Bulshadda

Hargeysa (Berbera news) Qaar ka mid ah dadka ku dhaqan deegaanka Koonfurta Magaaladda Hargeysa ayaa cabasho ka muujiyay xayndaab ay Wasaaradda Duulista iyo hawadda Somaliland ay ku wareejisay Waddo ay sheegeen inay marir-jireen, kuwaas oo sheegay inay dhibaato kala kulmaan.
 
 
 
 
 
 
 
Halkan ka Daawo.

 
 
 
Berbera news/Hargeysa