“Bulshadda Waxaan Ka Codsanayaa Aniga Oo Curyaan Ah Inay, Ka Damqadaan Sidda Uu I Galay Wasiirka Madaxtooyaddu”

Hargeysa (Berbera news) Nin Laxaadka Naafo ah oo ku dhaqan Magaaladda Hargeysa ayaa sheegay inuu cabasho ka tirsanayo Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Cali X. Xasan, waxaanu cabashaddiisa ku sababeeyay balan-qaadyo uu Wasiirku ugu balan-qaaday inuu ka haqab-tirayo Gaadiidka Dadka Laxaadka ka Naafadda ahi adeegsadaan, isaga oo xusay inuu muddo ka sugayay arrintaasi, balse uu ilaa hadda aanu jawaab ka helin.
 
 
 
 
 
Halkan ka Dhagayso.
 

 
 
 
Berbera news/Hargeysa