Dhagayso “Madaxweynuhu Waxa Uu Markhaati Ka Yahay Dhalinta Tahriibaysa Ee Maalin Walba Uu Goob-jooga Ka Yahay Qalin-jabintooda” Xildhibaan Tukaale

Hargeysa (Berbera news) Xildhibaan Bashiir Sheekh Xuseen Tukaale oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyay inay sabab u tahay dhalinyaradda dalka ka tahriibaysa ee Jaamacaddaha Dalka ka Qalin-jabisay.
 
 
 
 
Halkan ka dhagayso.

 
 
Berbera news/Hargeysa