Golaha Wasiiradda Oo Ansixiyay Miisaaniyadd Sanadeedka 2015-ka

Hargeysa (Berbera news) Golaha wasiirada Xukumadda Axmed Siilaanyo ayaa meel Mariyay Odoroska Miisaaniyad sanadeedka Sanadka 2015-ka.
 
 
Kulankii maanta ee Wasiirada ayaa lagu ansixiyay Miisaaniyada oo dhan 250 Milyan oo Dollar.
 
 
 
Miisaaniyadda ayaa ka badan tii sanadkii hore 30 Milyan oo Dollar. Miisaaniyada sanadkan ee Dawlada dhexe ayaa loo qorsheeyey inay noqoto 180 milyan oo Dollar, halka Ta dawlada Hoose ay ka noqonayso 70 Milyan oo Dollar isgu gayntooduna ay tahay 250 Milyan oo Dollar.
 
 
 
 
Berbera news/Hargeysa