“Haddii Doorashadu Siday U Socotay Wuu Dhici-weydo Addunyadu, Waxay Caawinaysaa Doorashada Somalia ka Dhacaysa 2016-ka”

Hargeysa (Berbera news) Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Axmed Muumin Seed ayaa sheegay in haddii Doorashadda lagu waddo inay Somaliland ka qabsoonto Sanadka soo-socdda uu Caalamku caawinayo Doorashadda la filayo inay Somaliya ka qabsoonto Sanadka 2016-ka.
 
 
 
 
Halkan ka daawo.

 
 
 
Berbera news/Hargeysa