Daawo: Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Oo Ka Warbixiyay Shir Lagaga Hadlayay Maal-gashiga Oo Uu Kaga Qayb-galay Imaaraadka

Hargeysa (Berbera news) Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda iyo Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa Warbaahinta uga waramay Ujeedda Shir lagaga hadlayay Maal-gashiga caalamiga, waxaanu xusay inuu kulamo la qaatay Masuuliyiin ka tirsan Waddamadda Galbeedka Afrika oo Shirkaasi ka qayb-galay.
 
 
Halkan ka daawo.

 
Berbera news/Hargeysa