BUSHAARO REER BERBEROW BUSHAARO Farsamayaqaanka Weyn Ee Dayactirka Qalabka Electronics-ka (Eng. Maxamed Daahir)

Electronics Technician ImageBerbera, (Berberanews) – Guud ahaanba bulshada reer Berbera waxa loogu bushaaraynayaa in uu la joogo farsamoyaqaanka weyn Eng. Maxamed Daahir oo aqoon sare iyo waayo aragnimo dheer u leh dayactirka guud ahaanba qalabka Electronics-ka, kaas oo joogi doona mudo todobaad ah, wixii faahfaahin dheeraad ah kala xidhiidh Telefoonadan; Telesom 0634466306 ama Somtel 0659845897.