Daawo: Shuban-biyood Ka Dilaacay Burco Iyo Dad U Geeriyoodday

Hargeysa (Berbera news) Waxa Degmo ka tirsan Magaaladda Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer ka dilaacay Shuban Biyood sababay inay dad u geeriyoodeen, waxaana arrintaasi ka waramay Madax Fayo-dhawrka Wasaaradda Caafimaadka ee Magaaladda Burco Faarax Cali Dalmar.
 
 
 
 
Halkan ka daawo.

 
 
 
 
Berbera news/Hargeysa