“Cidii Sami qaybsigu Ka Maqana Maha Inay Imika Qayliso” Wasiir ku xigeenka Gaashaandhiga

Hargeysa (Berbera news) Wasiir ku xigeenka Gaashaandhiga Somaliland Cabdi Daahir Camuud ayaa sheegay in Saami-qaybisii lagu soo sameeyay Magaaladda Boorama loo hogaansamo.
 
 
 
Halkan ka daawo.

Berbera news/Hargeya