Daawo: Guddoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Kulan Ay La Yeelan-lahaayeen Madaxweynaha Oo Baaqadday

Hargeysa (Berbera news) Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda iyo Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa sheegay in uu baaqaday kulan ay Maanta Hoggaamiyaayaasha Xisbiyadda Mucaaridku la yeelan-lahaayeen Madaxweyne Siilaanyo, kaas oo nuxurkiisa lagu sheegay in lagaga hadlayay khilaafka ka taagan Diwaan-gelinta Madaniga ah ee.
 
 
 
 
Halkna ka Daawo.

 
 
 
Berbera news/Hargeysa