Daawo: Madaxweyne Siilaanyo Oo Shacabka Ugu Baaqay Inay Qaataan Aqoosniga Muwaadinimadda Somaliland

Hargeysa (Berbera news) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa shacabka ugu baaqay inay ka qayb-qaataan Diwaan-gelinta Muwaadinimadda Somaliland ee khilaafka ka dhex-abuurtay Xukuumadda iyo Xisbiyadda Mucaaridka.
 
 
 
 
Halkan ka daawo.

 
 
 
 
Berbera news/Hargeysa