Daawo: “Diwaan-gelinta Madaniga Ah In La Joojiyo Caqli Maaha, Waa-na Sharci-darro” Muuse Biixi

Hargeysa (Berbera news) Guddoomiyaha xisbiga taladda haya ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi ay sheegay in haddii la joojiyo Diwaan-gelinta Madaniga ah ee khilaafka ka dhex-abuurtay Xukuumadda Somaliland iyo Xisbiyadda Mucaaridka UCID iyo KULMIYE ay tahay mid baal-marsan Sharciyadda iyo Dastuurka qaranka.
 
 
Halkan ka daawo.

 
 
Berbera news/Hargeysa