Daawo: Fanaanadda Sahra Hal-gan Oo Sharaxdday Muhiimadda Fanku Uu Leeyahay Nabadda

Hargeysa (Berbera news) Fanaanadda Sahra Axmed Maxamuud (Sahra-halgan) ayaa ka faah-faahisay muhiimadda uu fanku u leeyahay Nabadda, waxaanay sidan ku sheegtay khubad ay ka jeedisay madal lagu soo ban-dhigay qiimaha ay Nabaddu leedahay oo lagu qabtay Magaaladda Hargeysa.
 
 
 
 
 
 
Halkna ka daawo.
 
 

 
 
 
Berbera news/Hargeysa