Daawo: Xildhibaano Dhaliilo Kala Duwan U Jeediyay Xukuumadda Siilaanyo

Hargeysa (Berbera news) Mudanayaashan oo kala ah Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble, Xildhibaan Bashiir Sheekh Xuseen Tukaale iyo Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile ayaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku dhaliilay qaabkii loo maamulay aaskii deegaanka Oog ee Gobolka Togdheer loogu sameeyay Saraakiil ka tirsan Ciidamadda qananka Jamhuuryadda Somaliland, kuwaas oo sheegay in Xukuumaddu qaab qaladdan u maamushay aaskaasi.
 
 
Halkan ka daawo.
 

 
 
 
Berbera news/Hargeysa