Daawo: Xoghayaha Guud Ee Xisbiga WADDANI Oo Xukuumadda Siilaanyo Ku Eedeeyay Inay Dad Maato Ah Cudud Ciiddan U Adeegsatay

Hargeya (Berbera news) Xoghyaha guud ee Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Maxamed Cabdilaahi Uurdadde ayaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyay in aanay wax talaabo ah ka qaadin dilkii deegaanka Qurulugud ee Gobolka Togdheer loogu geystay Saraakiil ka tirsan Ciidamada qaranka Somaliland.
 
 
 
 
Halkan ka daawo.

 
 
 
Berbera news/Hargeya