“Farsamo-xumimada Madaxtooyadda, Haddii Fal Cidi Ka Dambaysay Kii Qurulugud..” Xoghayaha Xidhiidhka Goboladda Xisbiga WADDANI

Hargeysa (Berbera news) Xoghayaha xidhiidhka Goboladda Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa Xukuumadda ku eedeeyay inay xil iska saarin inay wax ka qabato Saraakiishii lagu dilay Deegaanka Qurulugud.
 
 
Halkan ka daawo.

 
Berbera news/Hargeysa