“Siilaayo Waa Kii Shalay Mudaharaadka Nagu Hor-kacayay, Midaan Taxriibaan Sidisii Kenaynaa” Xildhbaan Siciid Cilmi Rooble

Hargeysa (Berbera news) Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka tirsan Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa sheegay inay Mudaharaadkii Miidaan-taxiir ee galaaftay Hoggaamiyayaal badan oo Carbeed ay ku qaadayaan Madaxweyna Siilaanyo iyo Xukuumaddiisa.
Halkan daawo.
 

Berbera news/Hargeysa