Musharaxa Madaxweynaha Ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen Oo Si Cadho Leh Uga Jawaabay Hadalo Xukuumadda Siilaanyo Hore Ugu Soo Jeedisay

Axad 21 September 2014 Hargeysa (Berberanews)– Musharaxa xilka madaxtinimada xisbiga UCID Mudane Jamaal Cali Xuseen ayaa si adag uga hadlay hadalo aad u qadhmuun oo xukuumadda Siilaanyo kula dul dhacday Mudane Xuseen, hoos ka daawo isagoo la hadlaya telefishanka HCTV


Halbeegnews, Hargeysa
contact@halbeegnews.com
This post has been viewed 62 times.

 

 







Categories: featured, today’s top stories
Tags: