Badhasaabka Gobolka Sanaag iyo Masuulliyiinta Degmada oo ka qaybgalay Furitaanka Jaamacadda Sanaag

Badhasaabka Gobolka Sanaag Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) ooo ay weheliyaan Maayirka Magaalada, xildhibaanno iyo su-duwayaasha Gobolkaas ayaa maanta ka qaybgalay munaasibadda furitaanka Jaamacadda Sanaag University oo dub u habayn lagu sammeeyay maamulkii hore.